Somaliland oo shaqada ka ceyrisay askari ku kacay fal dad badan ka careysiiyey (Daawo)

Taliyaha Booliska Somaliland ayaa sheegay inay talaabo ka qaadeen saddex Alifle Mahad Abdi Osman lagana ruqseeyey shaqada ciidamada ka dib markii uu qof dumar ugu gacan qaaday bartamaha suuqa magaalada Hargeisa. Taliyaha ayaa sheegay inay boolisku yihiin saaxiibka bulshada aysana aqbaleyn ficiladan oo kale, waxaana arintan si weyn looga hadal hayaa magaalada Hargeysa Muuqaal qarsoodi … Continue reading Somaliland oo shaqada ka ceyrisay askari ku kacay fal dad badan ka careysiiyey (Daawo)